Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa la sheegay in uu Shuruud ku xiray, ganacsiga Qaadka Kenya ee Soomaaliya loo...
Somali news
Boosaaso-KNN-Ciidamada Amniga gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen dhalooyin maandooriyaha Khamriga ah. Ciidamada...
Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxa uu ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug,...
Muqdisho-KNN- Inta la xaqiijiyay 11 ruux oo qabay xanuunka Karoona ayaa ku geeriyootay dab ka kacay hotel lagu karantiilay dadka...
Muqdisho-KNN-Wasiirkii warfaafinta dalka Lubnan Manaal C/Samad ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casilay waxaana uu noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee...
Qaar kamid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay dhigeen banaanbax ay uga cabanayaan mid...
Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa waxa uu hadda kulan kula leeyahay Magaalada...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu tiiraanyada geerida Alle ha u...
09 August 2020 (Puntlandes) Taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland G/sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa maanta lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
09 August 2020 (Puntlandes) Ciidanka Amniga Puntland, PSF, (PMP BIRMADKA) iyo Booliska ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen xerada Kabista...