Somali news
01 Nov 2020 (Puntlandes) Waxaa maanta shir isugu yimid Guddiga uu Madaxwaynaha Puntland u magaacabay midaynta cashuuraha iyo kala xaddaynta...
Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray hab-raaca doorashada Xildhibaanada kasoo...
Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa boggaadisay ku dhawaaqista liiska xildhibaanada labaad ee dowlad...
Jilaagi caanka ahaa ee Sir Sean Connery oo loo yaqiinnay James Bond ee geeriyooday da’diisu waxay ahayd 90 jir. Jilaagan...
Guddiga doorashada guddoonka labaad ee barlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta oo axad ah soo saaray jadwalka...
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa soo saartay qoraal ay kusoo dhoweyneyso soo Xulista xildhibaanada...
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is-rasaaseyn khasaare sababtay oo saaka ka dhacday isgoyska Dabka...
Dab ayaa maanta qabsaday guri ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha aqalka Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne,ka dib markii ay ku...
Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxa uu soo saaray Habraaca doorashada kuraaasta gobolada Waqooyi, iyadoo...