Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyam Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Garoowe ee...
Somali news
Khasaare ka dhashay weerar ka dhacay caasimada Jarmalka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia
Berlin-KNN-Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa lagu dhaawacay kadib markii qof hubeysnaa uu weerar ku qaaday dad ku sugnaa magaalada...
Mudaharaad rabshado watay ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo ay iskugusoo baxeen boqolaal qof oo u...
Doorashooyinka soo socda ee baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku kicidoonta 40 milyan oo dollar, wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in...
Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2021 ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay...
Wakiilka qaramada midoobay ee Somaliya ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay arinta doorashooyinka ee Somaliya iyo xaaladihii sanadkan dhamaaday 2020...
Qaraxaan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ahaa ayaa waxaa uu maanta barqadii ka dhacay degaanka Buuraleyda ah ee Galgala...
Hoss Ka Dhageyso Warka Duhur Ee Radio Cadaado Saacadu Marka ay Tahay 13:00 Waxaa Soo jeedinaya Sharmaake Suuley Farsamada Haashim Omar...
Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xashi Cabdillaahi,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax oo weli ku sugan magaalada ...