inaan lilaahi wa inaa ilhi raji'un Alle ha u naxariisto Amiiin Amiiin Amiiin Afmeer Tv
Somali News Muuqaal
Halgamaa Mawliid Geele oo kamid ahaa ruugcadaaga ONLF ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada jigjiga ee xarunta caasimada...
Halgame Mowliid Maxamed Geelle oo Jigjiga Soogaadhay. Waxaa magaalada Jigjiga maanta Soogaadhay Suldaan Mowliid Geelle oo kasoo kicitimay dalka Maraykanka....
Afdheer! Waxa saacado ka hor xabsi loo taxaabay Suugawi oo ah Qoraa wax ka qora siyaasada Soomali galbeed gaar ahaan...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa meel mariyay Xunbaha guddiga madaxa bannaan ee la-dagallanka Musu-maasuqa. Macagyada Xubaha la anxisiyaya ayaa kala ah:...
Xubnaha Gudiga madaxa bannaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee ay Golaha Wasiirada manta Ansixiyeen Maxamed Cabdikariim Ibraahim, Avv. Cabdiweli Axmed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose...
Goobaha codaynta Doorashada tigray oo lageeyay card cadaynta Arbacada soo socota waxaa dhacaysa Doorashada ismaamulka tigray 9 September taliska Addis...
Degmada Adhicadeeye ee G.sool Waxaa saaka si rasmiya uga furmayShirwaynaha Nabadeynta Beelaha Maxamed Siyaad iyo Jaamac Siyaad. Bidhaan Media Bidhaan...
taliska Addis Ababa ayaa udiiday wariyaal caalami ah inay soo tabiyaan Doorashada tigray Ethiopia bars journalists from flying to Tigray...