(Yurub) 17 Agoosto 2020. Kooxaha Inter Milan iyo Shakhtar Donetsk ayaa caawa ku wada ciyaari doona garoonka Merkur...
Cayaaraha
(Lisbon) 17 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey Garsooreyaasha dhex-dhexaadin doona kulammada Afar dhammaadka Champions League sida kulanka Lyon...
(Barcelona) 17 Agoosto 2020. Suxufiga caanka ah ee lagu magacaabo Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyey macallinka cusub ee ay...
(Barcelona) 17 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey labo kooxood oo ay ku kala biiri karaan xiddigaha Barcelona...
(Barcelona) 17 Agoosto 2020. Madaxweynaha Kooxda kubadda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa la soo warinayaa inuu Idaacadda fadhiggeedu yahay...
(London) 17 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Tottenhama yaa heshiis beeca xorta ah ku soo qaadatay goolhayaha reer...
(Yurub) 17 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta...
(Manchester) 17 Agoosto 2020. Manchester City ayaa go’aamisay mustaqbalka macalinka reer Spain ee Pep Guardiola, kaddib markii ay...
(England) 17 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mane ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddiga sanadka...
(Yurub) 17 Agoosto 2020. Halyeeyga kooxda Man City ee Vincent Kompany ayaa ka fariistay kubadda cagta isagoo jira...