Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 1, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in maamulo loo dhisayo goobaha laga saaray Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo qorshe maamul loogu dhisayo deegaannada iyo degmooyinka dhowaan laga saaray Al-shabaab.

Wasiir Axmed Fiqi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in uu socdo qorshe dib loogu soo celinayo dadkii ka barakacay deegaannada lagala wareegay al-shabaab, si loo dhammaystiro adeegyada aasaasiga ah ee loo baahnaa.

Intaasi waxa uu ku daray hadalkiisa in sidoo kale deegaannada laga samnaynayo barnaamijka xasilin si Bulshada Soomaaliyeed ay ugu nagaadaan deegaannadooda.

Ururka Al-shabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay laga saaray deegaanno ku yaalla maamulada Hirshabellea iyo Galmudug.



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .