Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shirkii todobaad laha ahaa ee unugta jwxo ee magaalada goday OO qabsoomay Waxaa…

Shirkii todobaad laha ahaa ee unugta jwxo ee magaalada goday OO qabsoomay

Waxaa kalabta ka qabsoomay xafiiska jabhadda wadaniga xoreynta Ogadenia ee magaalada goday shirkii isbuuclaha ahaa
Shirkan oo todabaadkiiba mar loo qabto xubnaha magaalada goday warbixin guudna lagu siiyo ayaa galabta si habsami leh ooga qabsoomay xafiiska jwxo ee m'm Godey
Shirka OO lagu furay wacdi Diini ah
Ayaa waxaa furay gudoomiye kuxigeenka Gobolka ahna kusimaha gudomiyaha gabolka Shabeelle ee jwxo halgamaa ( Abdi amaan soyaan)
Guddoomiyaha ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa siiyay xubnihii ka soo qayb galay shirka

Dhanka kale xubnaha iyo masuuliyiinta ayaa taageeray go.aankii guddiga fulinta ee jwxo ay ku qaadheceen shir waynihii laga leexiyay wadadiisii OO shaqsiyaal u galay jeebka
Shirka ayaa ku soo dhamaaday guul

Nuur Ilkacase
Qorahay Media







Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .