Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Dhllinyaro Horumariyey Xirfadooda Shaqo Dhalinaradan oo ku shaqaysta Xirfadda …

Dhllinyaro Horumariyey Xirfadooda Shaqo

Dhalinaradan oo ku shaqaysta Xirfadda Rinjiga iyo Qurxinta guryaha iyo xafiisyada ayaa samaysatay Shirkada lagu magacabo Hillaaac ee Rinjiyeynta iyo Qurxinta Casriga ah , iyagoo adeegsanaya qalab Casri ah oo dhinaca Rinjiga ku buufiya guryaha iwm .

Adeegyada ay bixiyaan ayaa waxaa ka mid ah :

1. Caddeynta Guryaha residential ( deegaanka ah) waxay u qeybsamayaan 3 nooc shaqo

1.1. Cadeynta Guryaha Cusub, Dabaq, Balloodh, iyo Nus waxaana loo eeggaa qaabka Salaaxida Darbiyada loo sameeyey Guddo iyo Dibbadba ( in order to look its plastering sand quality).

1.2. Caddeynta guryaha aan cusbeyn ( paint rehabilitation or repairing)

1.3. Caddeynta xafiisyada aan cusbeyn……qaab repairing ah

2. Adeega Qurxinta Xafiisyada iyo Goobaha Ganacsi sida Gysm boodhka iyo Galaaadhinka banaanka iyo farta 3 da ah

Nb. Adeegani waa qurxinta xafiisyada guddo iyo dibbadba iyadoo loo sameenayo qaab Nashqadeen casri ah

3. Iibinta Nashqadaha dhismaha sida guryaha, Dabaqayada iyo Xafiisyadaba iyadoo loo sameynayo qaab caalami ah waafaqsanna engineering policy system

4. la talin dhinaga dhismaha iyo qaab qurxineedka Xafiisyada iwm.

Intaa waxaa u dheer in ay sannadkan sameyeen ballaadhin dhanka adeegyada korontada iyo biyaha

Goobta xafiiska: waa Rooyal Aaga adeegsame ee suuqa Khudaarta

Tell: 0634918517/0634498824







Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .