Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wasiir Fiqi oo sheegay in la dardargaliyay howlaha ku saabsan gurmadka abaaraha – Radio Muqdisho


Wasiirka  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS  Axmed Macalin Fiqi  ayaa sheegey iney ka shaqeyn doonaan sidii loo laba jibaari lahaa howaha kala duwan ee la xiriirta gurmadka abaaraha ee dalka .

Wasiirka ayaa xusay  in la buddhigay heyaddi qaban laheyd howlaha samofalka iyo gurmadka ee lagu badbaadinaayo dadka barakacayaasha ah ee la ildaran waxyeelada abaaraha.

Wasiirka  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS  Axmed Macalin Fiqi   ayaa sheegay in la diyaariyay xarumihii iyo goobihii kale ee loo qorsheeyay keydadka raashinka ee ku socda dadla liita.

Wasiirku waxa uu ka dhawaajiyay in ay horyaalaan shaqo culus iyo waajibaad qaran, sidaa daraadeed,waxaa lagama maarmaan ah ayuu yiri in aan ku howlgalno wadajir iyo midnimo laga dheehan karo  daacadnimo.





Radio Muqdisho

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .