Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

OYSU Kismaanyo Oo Kulantay. Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadeniy…

OYSU Kismaanyo Oo Kulantay.

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadeniya (OYSU) Fariciisa Kismaanyo Jubuland ayaa Galabta Kulan Isbarasho ah Kuyeeshay Beerta Dal'Xiiska Magaalada Kismaanyo oo Kutaala Badhtamaha Magaalada Kismaanyo Ee Maamul'Goboleedka Jubuland.

Iyada oo Wali Dhexda Lagaga Jiro Bishii Dabaal'daga iyo Maamuuska Lahayd Ee Ururka ONLF Dhidibada Lootaagay ayay Dhalinta OYSU Kusoolabidteen Astaanta Iyo Calanka Ogadeniya Iyaga Oo Wakhti fiican ay Kuwada Qaateen Beerta Dal'Xiiska Magaalada Kismaanyo

Ugu Danbayn Kulankii isbarashada iyo Damaashaadka ahaa ayaa Kusoodhamaaday Rayn'Rayn iyo Jawi Farxadeed.

Wariye Bisle .
Qorahay Media.
Kismaanyo (Jubuland)







Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .