Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Waxaa si Habsami leh Maanta Magaalada Jig jiga uga qabsoomay Munaasabad aad uway…

Waxaa si Habsami leh Maanta Magaalada Jig jiga uga qabsoomay Munaasabad aad uwayn oo loogu dabaal degayay Sanadguuradii 38 aad ee kasoo warweegtay Aas Aaskii ururka JWXO ( ONLF)

Munaasabadan oo ay kasoo qayb galeen Masuuliyiin sare oo ONLF oo uu Ugu Hooreeyo Gudoomiyaha ONLF Dr @Abdirahman Mahdi iyo sidoo kale Madax Dhaqameedyo badan Abwaano iyo dad caan ka ah Gayiga Somali Galbeed.

Suuraj Faarax
Q-M







Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .