Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 1, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 5-aa…

Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 5-aad, guutada 16-aad ayaa howlgalo miino baariis ah ka sameeyey deegaano duleedka ka ah magaalada Kismaayo.

Ujeedka howlgalka ayaa ahaa sidii waddooyinka ay isticmaalaan shacabka looga nadiifin lahaa miinooyinka ay argagixisadu ku aaseen si ay ugu dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Howlgalkan oo si gaar ah looga fuliyay waddada u dhaxeeysa magaalada Kismaayo iyo degaanka Buulo-xaaji, halkaas oo todobaadkii hore nabad-diidka Al-Shabaab ay ku qarxiyeen 8-gaari oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kaaso oo ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Intii uu howlgalka socday, ciidanka ayaa qarxiyay 7-miino oo dhagar qabayaasha waddada dhinaceeda ku diyaariyeen si waxyeelo uga saarto shacabka maraya waddadaas..







Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .