
(London) 06 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Fulham vs Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Liverpool ayaa kulankeeda ugu horreeya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka cusub 2022/23, waxay maanta oo Sabti ah booqan doontaa garoonka Craven Cottage, si ay ula ciyaarto kooxda dhawaan soo dalacday ee Fulham.
Wiilasha Jurgen Klopp ayaa kaga dhammeystay booska labaad dhanka kala sareynta horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore, halka Fulham ay damacsan tahay inay ka fogaato hoos u dhac degdeg ah oo ay dib ugu soo laabato heerka labaad.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Fulham XI: Rodak, Tete, Ream, Adarabioyo, Robinson, Reed, Palhinha, Pereira, De Cordova-Reid, Kebano, Mitrovic.
Subs: Leno, Duffy, Cairney, Solomon, Muniz, Mbabu, Francois, Harris, Stansfield.
Liverpool XI: Alisson, Alexander-Arnold, Van Dijk, Matip, Robertson, Fabinho, Thiago, Henderson, Salah, Diaz, Firmino.
Subs: Adrian, Gomez, Milner, Elliott, Nunez, Carvalho, Bajcetic, Van den Berg, Chambers.
Gool FM.
More Stories
Man United oo ku dhawaaqday in Real Madrid ay kala heshiisay saxiixa Casemiro – Gool FM
Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Celta Vigo… (Miyuu ku jiraa Casemiro?) – Gool FM
Kaddib Casemiro… Man United oo ku dhow inay dhameystirto heshiis kale oo weyn – Gool FM