
WAR-SAXAAFADEED
PREMIER BANK OO XUJEYDA SANADKAN FURSAD U SIINAYA INAY LACAG-LA’AAN KU QAATAAN MASTERCARD KUNA ISTICMAALAAN
MUQDISHO, June 23, 2022 – Premier Bank wuxuu fursad u siinayaa dhammaan dadka
Soomaaliyeed ee sanadkan gudanaya waajibka Xajka inay si lacag-la’aan ah ku helaan Mastercard-ka Premier Bank. Wuxuu sidoo kale bankigu muddo 30 maalmood ah ka dhaafayaa xujeyda khidmadda wax ku iibsiga iyo lacag la bixidda Mastercard-ka.Xujaajta isu diiwaangeliyey tegitaanka xajku si fudud ayaa ay Mastercard ka Premier Bank ku heli karaan, iyaga oo waraaqahooda diiwaangelinta xajka la tagaya xarumaha iyo laamaha uu Premier Bank dalka ku leeyahay, laga bilaabo maanta 23 da Juun 2022.
Iyada oo… More
More Stories
Barnaamijka Soomaalaay
Warka Saacadda
Xildhibaan Hon Cabdi Qowdhan Warsame Iyo Dooda Miisaniyada 2022 Ee DF Soomaliya…