

Maxbuus ku xirnaa Xabsi ku yaalla Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa u geeriyooday jir-dil loo gaystay.
Marxuumka geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray Sharma’arke Warsame Nuux, waxaana uu ka mid ahaa Maxaabista ku xiran Xabsiga Degmadaasi.
Mas’uuliyiin ka tirtsan laamaha Amniga ee magaalada Qardho ayaa xaqiijiyay geerida marxuumka ku dhex geeriyooday xabsiga.
Sidoo kale waxaa ay sheegeen in baaritaan lagu hayo dilka iyo sababaha rasmiga ah eek a dambeeyay in Marxuumkaasi Xabsiga ku geeriyoodo.
More Stories
Xildhibaannada labada Aqal oo Manta markale kulan wadajir ah yeelanaya – Radio Muqdisho
WARKA SUBAX 8:00 AM (29-06-2022) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia
Somaliland oo sheegtay in sanadkan aanay dadkeedu ka qaybgeli doonin gudashada Xajka