

Ciidamada howlgalka ATMIS oo howlgal qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad goboleedka HirShabelle ayaa waxa ay ku soo xireen dad shacab ah.
Ciidamada ayaa la sheegay in ku dhowaad 10 qof oo shacab ah ay gacanta kusoo dhigeen, iyaga oo ku eedeynaya inay la shaqeynayeen kooxda Al-Shabaab.
Warar qaar ayaa sheegaya in dadkan shacabka ah ayaa loo soo gudbiyey magaalada Muqdisho, si loogu sameeyo baaris dheeraad ah.
Lama oga siday ay Ciidamada ATMIS ka yeelayaan dadkan, maadaama la keenay xaruntooda dhexe oo ku taala Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
More Stories
Jubbaland oo Hay’adaha samafalka kala hadashay u gurmashada dadka ay Abaaraha sameyeen – Radio Muqdisho
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Sheekh Aadan Madoobe iyo Lafta Gareen?
Casharka Tafsiirka { 29-06-2022}= Suuratu {Huud Darsigii {294AAD} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia