
(London) 15 Maajo 2022. Kulammo waa weyn ayaa caawa lagu ballasan yahay in la ciyaaro waxaana qeyb ka ah horyaallada waa weyn ee Yurub sida Premier League, La Ligaha Spain, Serie A.
Kooxaha West Ham iyo Manchester City ayaa isku qaban doona kulan ku tirsan horyaalka Premier League, kaasoo ka qabsoomi doona London Stadium ee dhaca Bariga magaalada London
Sidoo kale Real Madrid ayaa kulan qeyb ka ah horyaalka La Liga waxa ay ku booqan doontaa caawa naadiga Cadiz, halka sidoo kale ay wada ciyaari doonaan kooxaha Getafe iyo Barcelona.
Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaari doono caawa & saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-
Premier League – England:
2:00 Duhurnimo: Tottenham Hotspur vs Burnley
04:00 Galabnimo: Aston Villa vs Crystal Palace
04:00 Galabnimo: Leeds United vs Brighton & Hove Albion
04:00 Galabnimo: Watford vs Leicester City
04:00 Galabnimo: West Ham United vs Manchester City
04:00 Galabnimo: Wolverhampton Wanderers vs Norwich City
06:30 Maqribnimo: Everton vs Brentford.
La Liga – Spain:
08:30 Habeenimo: Athletic Bilbao vs Osasuna
08:30 Habeenimo: Atletico Madrid vs Sevilla
08:30 Habeenimo: Cadiz vs Real Madrid
08:30 Habeenimo: Celta Vigo vs Elche
08:30 Habeenimo: Getafe vs Barcelona
08:30 Habeenimo: Levante vs Deportivo Alaves
08:30 Habeenimo: Mallorca vs Rayo Vallecano
08:30 Habeenimo: Real Betis vs Granada
08:30 Habeenimo: Villarreal vs Real Sociedad.
Serie A – Italy:
01:30 Duhurnimo: Bologna vs Sassuolo
04:00 Galabnimo: Napoli vs Genoa.
07:00 Habeenimo: AC Milan vs Atalanta
09: 45 Habeenimo: Cagliari vs Inter.
Gool FM.
More Stories
Waqtiga kama dambaysta ah oo ay Man United ku dhameystireyso heshiiska De Jong oo daaga laga rogay – Gool FM
Man United oo shaaca ka qaaday go’aankeeda ku aadan iibka Cristiano Ronaldo – Gool FM
Darren Bent oo ugu baaqay Arsenal xiddiga ay tahay inay la saxiixato marka loo eego Gabriel Jesus – Gool FM