Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 22, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ee Final-ka FA Cup oo la shaaciyey – Gool FM




(London) 14 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ee Final-ka tartanka FA Cup ayaala shaaciyey.

Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayaa mid kastoo ka mid ah waxay dooneysaa inay ku guuleysto koobka FA Cup-ka, oo ay daqiiqado kaddib kulanka finalka ku wada ciyaari doonaan garoonka Wembley.

Liverpool ayaa u soo baxday finalka FA Cup-ka kaddib markii ay 3-2 kaga badisay Manchester City, halka Chelsea ay finalka u soo baxday kaddib markii ay 2-0 ku garaacday Crystal Palace.

Chelsea ayaa rajaynaysa in ay guul ka gaarto Liverpool oo ay xili ciyaareedkeeda ku badbaadsato hanashada koobka FA Cup, halka Reds ay doonayso in ay ku guulaysato koobkeedii labaad ee xili ciyaareedkan kddib Carabao Cup.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

 

Liverpool XI:

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .