
Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa kuwa aad ugu dhaw isbaheysiga NATO, iyagoo aan ka mid ahayn.
Xubinnimada waxey ka dhigan tahay haddii Ruushku uu weeraro iyaga, waxaa loola tacaamulayaa, sida in weerar lagu qaadey dhammaan dalalka NATO.
Go’aanka kama danbeysta ah, ayaa la filayaa in dalalkani ay gaaraan maalmaha soo socda.
Haddii ay ku biiraan isbaheysiga NATO dalalka Sweden iyo Finland, ayaa Ruushku wuxuu wajihi doonaa dalalka xubnaha ka ah isbaheysga ee dhaca Arctic-ga illaa iyo Badda Madow.
More Stories
Sawirro: Madaxii qaraxyada Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Marka
Xog: Sidee noqon doonaa waayaha cusub ee Farmaajo maxaase laga filayaa?
Dhagarqabe argagixisada u qaabilsanaa miinooyinka oo gacanta lagu dhigay – Radio Muqdisho