
Muqdisho-KNN-Guddiga Hirgelinta Doorashada
Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Shaaciyay jadwalka doorashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS.
Kuraasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin1. Hop#270. 2. Hop #2713.3Hop#2184. 4Hop#226. 5. Hop#2696. Hop#2687. Hop#267
8. Hop#236.
Guddiga ayaa shegay in maalinta berri ah taarikhduna tahay 30 bisha 1aad ay Diwaangelin doonaan ergada, tabobarna ufuri doonaan ergada, sidoo kalana ay qaban doonan Codsiyadda iyo xaqiijinta Shuruudaha Musharaxiinta.
Gudigga ayaa ugu danbeeyntii sheegay in ay qabanayaan Doorashada sideeda kursi maalinta Khamiista ah taarikhduna tahay 2bisha labaad.

More Stories
Dhageyso: Taageerayaasha Farmaajo ee baraha balshada oo billaabay arrimo naxdin leh
Wariye Ruug cadaaya oo BBC-da ka tirsan oo diyaarad lagaga dhex tagay
Warar kala duwan oo ka soo baxaya muwaadin Jabuutiyaan ah oo Xukumada Muuse Biixi ku xidhay Gabilay