Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada shan kursi – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa Jadwalka qabashada doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.

Guddiga ayaa sheegay 30-ka bishaan ay billaabaneyso diiwaan gelinta musharaxiinta u tartameysa kuraasta, halka 3-da bisha soo socota la qaban doono Doorashada kuraastan oo ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb.

Hoos ka akhriso Jadwalka Doorashada



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .