
Wasiirka Arimaha Debeda Jabuuti oo qaabiley Wefti ka socda Somaliland oo ku sugan Jabuuti
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Djibouti Maxamed Cali Yuusuf ayaa qaabilay Wefti ka socda Dawlada Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Debeda Ciise Keyd Ragsaale.
Weftiga Somaliland oo uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhiga ayaan la faahfaahin Ujeedada Safarkooda & Waxyaabaha laga wadahadlay,Balse Wasiirka Arimaha Debeda Jabuuti ayaa Bartiisa Bulshada ku Baahiyey Sawirro & War Kooban oo sheegaya in weftiga Somaliland Joogi doonaan Dalka Jabuuti Muddo 72 sacadood ah.
Rencontre ce matin avec mon homologue du Somaliland, le ministre Dr. Isse Kayd accompagné du ministre de La Défense : des entretiens approfondies sur la coopération bilatérale pic.twitter.com/WmXJKcq31h
— Mahmoud Ali youssouf (@ymahmoudali) January 26, 2022
More Stories
Dhageyso: Taageerayaasha Farmaajo ee baraha balshada oo billaabay arrimo naxdin leh
Wariye Ruug cadaaya oo BBC-da ka tirsan oo diyaarad lagaga dhex tagay
Warar kala duwan oo ka soo baxaya muwaadin Jabuutiyaan ah oo Xukumada Muuse Biixi ku xidhay Gabilay