
26 Jan 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed.
Kulanka ayaa lagu dhammeeyay madmadowgii soo kala dhex galay, iyadoo la isku afgartay in ay si wada jir ah Ra’iisul Wasaaraha ugala shaqeeyaan dhammeystirka doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland.




More Stories
Xubnihii ka tirsanaa boqortooyada Ingiriiska ee qaatay diinta Islaamka
Madaxweyne Xasan oo sheegay ‘arrin dhif iyo naadir ah’ oo ay tahay in looga daysado Rooble
Ninkii caruurta laayay oo Xog cusub laga helay