Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Midowga Musharixiinta oo MW Farmaajo ku eedeeyay Xiisadda Beledwayne – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Golaha Midowga Musharixiinta ayaa xiisadda ka taagan magaalada Beledwayne ku eedeeyay Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

WarSaxaafadeed ka soo baxay Golaha ayay ku sheegeen in Talyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ay iska dhaga tireen amarka Ra’iisul wasaaraha, isla markaasna ciidamo ku daabulayaan magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan.



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .