

(Barcelona) 23 Jan 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Deportivo Alaves kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Naadiga Barcelona ayaa caawa booqan doonta Deportivo Alaves, waxaana ay shaacisay liiska 21 ciyaaryahan uga qeyb-galaya kulankan.
Ferran Torres, De Jong, iyo Pedri ayaa ku jira liiska Barcelona ee kulanka Deportivo Alaves, waxaana gabi ahaanba ka maqan Ansu Fati iyo Ousmane Dembélé
Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka caawa ay booqan doonaan doonaan naadiga Deportivo Alaves:-
Gool FM.
More Stories
Waqtiga kama dambaysta ah oo ay Man United ku dhameystireyso heshiiska De Jong oo daaga laga rogay – Gool FM
Man United oo shaaca ka qaaday go’aankeeda ku aadan iibka Cristiano Ronaldo – Gool FM
Darren Bent oo ugu baaqay Arsenal xiddiga ay tahay inay la saxiixato marka loo eego Gabriel Jesus – Gool FM