Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 22, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Tababare Pep Guardiola oo loo soo bandhigayo shaqada xul qaranka… (Waa kee xulka doonaya inuu hoggaamiyo Macallinka Man City?) – Gool FM




(Manchester) 23 Jan 2022. Tababare Pep Guardiola ayaa lagu soo warramayaa inuu loo soo bandhigi doono shaqada xulka qaranka Netherlands ama Holland sida wararku ay tilmaamayaan.

Macallinka Manchester City ayaa laga yaabaa in shaqada xulka qaranka Netherlands uu qabto sanadka 2023-ka.

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa warinaya in Macallinka Manchester City ee Pep Guardiola la siin doono fursad uu tababare ugu noqdo xulka qaranka Netherlands.

Xulka lagu naanayso Oranje ayaa isha ku haya inay shaqada u dhiibto Tababare Pep sanadka 2023-ka marka uu dhammaado qandaraaskiisa garoonka Etihad.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .