
Muqdisho-KNN-Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo.
Taageerada Millateri ee ay Britain siineyso Ukraine ayaa imanaysa xilli ay dowladda Canada geysay magaalada Kiev ee caasimadda dalkaasi ciidamo gaar ah oo xaaladda isha ku haya, iyadoo laga walaacsan yahay duullaan uu Ruushka ku qaado Ukraine.
Arrintan ayaa timid markii uu wasiirka arrimaha dibedda ee Ruushka, Sergei Lavrov uu si caro leh u diiday hadalkii Mareykanka ee ahaa in Moscow ay diyaarineyso marmarsiiyo ay ku weerarto Ukraine haddii dublamaasiyaddu ay ku guuldareysato.
More Stories
Xog: Madaxweyne XASAN SHEEKH oo arrimo xasaasi ah kala hadlay FARMAAJO
Dhageyso: Taageerayaasha Farmaajo ee baraha balshada oo billaabay arrimo naxdin leh
Wariye Ruug cadaaya oo BBC-da ka tirsan oo diyaarad lagaga dhex tagay