Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 22, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Robert Lewandowski,Cristiano Ronaldo & Thomas Tuchel – Gool FM


(Yurub) 18 Jan 2022. Waxaa xalay xafladda The Best FIFA Awards lagu qabtay magaalada Zurich ee dalka Switzerland halkaasoo ah xarunta dhexe ee xiriirka kubadda cagta dunida ee magaciisa loo soo gaabiyo FIFA, waxaana xafladda lagu bixiyay abaal-marinno waaweyn oo ay ku jiraan xiddiga ugu wanaagsan FIFA dhanka ragga iyo dhanka dumarka, si la mid ah macallinka labada daraf iyo abaal-marinno kale oo gaar ah sida goolka sanadka ee FIFA.

Waxaa sidoo kale abaal-marinnadii la bixiyay ka mid ah abaal-marin gaar ah oo Cristiano Ronaldo la guddoonsiiyay taasoo uu ku muteystay jebintii rikoorka xiddigii ugu goolasha badnaa ciyaaraha heerka qaran kaddib markii uu dhaafay Ali Daei oo xulka Iran u dhaliyay 109 gool halka CR7 uu qaranka Portugal u dhaliyay 115 gool.

Haddaba aqriste, halkan hoose kaga bogo guud ahaan guuleystayaashii xalay ee xafladdii FIFA The Best 2021:

The Best FIFA Men’s Player – Robert Lewandowski

The Best FIFA Women’s Player – Alexia Putellas

The FIFA Fifpro Men’s World XI: Donnarumma; Dias, Bonucci, Alaba; Jorginho, Kante, De Bruyne; Ronaldo, Haaland, Lewandowski, Messi

The FIFA Fifpro Women’s World XI: Chistiane Endler; Lucy Bronze, Wendy Renard, Mille Bright, Magdalena Erikkson; Estafania Banini, Carli Lloyd, Barbara Bonansea; Vivianne Miedema, Marta, Alex Morgan

FIFA Fan Award – Denmark and Finland Fans

The Best FIFA Men’s Coach – Thomas Tuchel

The FIFA Best Women’s Coach – Emma Hayes

FIFA Fair Play Award – Denmark National Team and Staff

Puskas Award – Erik Lamela

The Best FIFA Men’s Goalkeeper – Edouard Mendy

The Best FIFA Women’s Goalkeeper – Christiane Endler

FIFA Best Special Award – Christine Sinclair

FIFA Best Special Award – Cristiano Ronaldo

Gool FM.





Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .