
5 Naftii Hure oo Shihidan 10 sano ka hor oo maanta Dib loo aasay
Waxa cadayn inoogu filan inay shihiid yihiin 10 sano kadibna iyagoo sidoodii Ah lasoo Saarey meel Rasmi ahna lagu Aasay waxay shihiideen sanadii 2012 Oo laga joogo 10sano Maanta oo Ay tarikdu tahay 17/01/2022 magalada fiiq lagu Aasay
Mujahidintaas Magacyadooda wakuwan Allah haunaxarsto
1. Maxamed Cali Buluc
2. Faarax Maxamed Axmed
3. Bashiir Mustafe Ibraahin
4. Axmed Cali Tajal
5. Muxyediin Suldaan Sh.Yuusuf
Wa Arin mucjiso ah . Ilahay waxaan uga baryaynaa Shuhadadan iyo kuwi kalaba in uu Janatul Fardowsa ugu abaal gudo aamin yaa allah
Qorahay News
More Stories
Shaman Mohamed Sugule oo u loolami doonto kursiga barlamanka hoose ee Habaswein …
Warka Saacadda
Warka Saaacadda