Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 27, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kaddib Cameroon xulkii labaad oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika – Gool FM




(Yaoundé) 15 Jan 2022. Kaddib markii uu xulka marti gelinaya Koobka qarammada qaaradda Afrika sanadkan ee Cameroon uu noqday xulkii ugu horreeyey ee iska xaadiriyey wareegga 16-ka tartankan, ayaa hadda xalay waxaa soo gudbay xulkii labaad.

Morocco ayaa noqday xulkii labaad ee iska xaadiriya wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON, kaddib Cameroon.

Xulka Morocco waxa ay xalay 2-0 uga adkaadeen dhiggooda Comoros, halka kulankooda xiga ee Guruubka ay la leeyihiin xulka Gabon.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .