Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Faag-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo dil askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu u geeystay wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay magaciisa lagu sheegay Abdifitax Mohamed Macalin.

Dilka uu Askirigu ugeeystay Abdifitax ayaa yimid kadib markii uu Askariga rasaas ku furay Dhalinyaro is kooxeeysatay kuwaa oo lagu sheegay in ay ahaayeen ciyaal weero, askariga ayaa sidoo kale lasheegay in uu ku sugnaa marka uu filka geeysanayay gurigiisa oo ku yaaala Hilwaa .

Dilka Kadib qoyska uu ka dhashay wiilka la dilay ayaa waxa ay sheegeen in uu san  Abdifitax Mohamed Macalin ka mid aheyn Dhalinyarada is kooxeeysatay ama ciyaal weerada sidoo kalena wiilkooda loo dilay xaqdaro.

Dhacdadaan ayaa sidoo kale kusoo beegmeeyso xili magaalada Muqdisho maalmihii danbo ay ka bilawdeey in nolosha lagu toogto Dhalinyarada is kooxeeysatay ama ciyaal weerada.



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .