Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Club ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey – Gool FM




Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Club ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Los Blancos ayaa hoggaanka horyaalka ku heysa 33 dhibcood iyadoo ciyaartay 14-kulan, waxayna kulankeedii baaqday ciyaareysaa caawa, Athletic oo dhanka kulammada kala mid ah Madrid ayaa kaalinta siddeedaad la fadhisa 20 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Athletic Club XI:

Image

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .