Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 18, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Hakim Ziyech oo guul farta ka saaray Chelsea oo booqatay kooxda Watford… +SAWIRRO – Gool FM




(Madrid) 01 Dis 2021. Hakim Ziyech ayaa guul farta ka saaray Chelsea oo booqatay kooxda Watford, kaddib markii ay kaga soo adkaadeen 0-1, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada horyaalka Premier League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Watford iyo Chelsea ku kala nasteen bar-bardhac 1-1 ah.

Daqiiqadii 29-aad kooxda Chelsea ayaa hoggaanka u qabatay dheesha kaddib markii uu 0-1 ka dhigay Mason Mount waxaana goolkan ka caawiyay laacibka reer Germany ee Kai Havertz.

Laakiin 43 daqiiqo marka ay ciyaarta mareysay kooxda Watford ayaa dhalisay goolka barbardhac iyada oo uu 1-1 ka dhigay Emmanuel Bonaventure oo caawin ka helay Sissoko.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 73-aad kooxda Chelsea ayaa markale hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-2 ka dhigay dheesha laacibkooda Hakim Ziyech kaddib markii uu caawin ka helay Mason Mount.

Ugu dmabeyntii ciyaarta ayaa ku dhammaatay 1-2 ay kaga soo adkaatay Chelsea kooxda Watford oo ay booqatay, kaddib guushan ay gaartay Blues waxay ka dhigtay inay difaacato hoggaaminteeda dhanka miiska kala sareynta horyaalka Premier League.

SAWIRRO:

Image

Image

Image

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .