
Ururka OYSU oo Deeq Waxbarasho Gaadhsiiyay Qaar Kamid Ah Ogoonta Shuhadada.
Ururka OYSU ayaa Agab waxbarasho gaadhsiiyay qaar kamid ah Ogoontii ay katageen Naftood hurayaashii shihiiday oo kudhaqan magaalada
Fiiq ee Xarunta Gobolka Erar.Barnaamijkan oo lagu magacaabo Buug iyo Qalin (Book and Pen) waxaa agoobta gaadhsiiyay Xoghayaha guud ee Ururka OYSU Mudane Cumar Sheekh Cabdulaahi (Cumar Sooya) oo indhawaalaba mashquul ku ahaa qorshayaal lagu hor-marinayo waxbarashada Deegaanka.
Ururka OYSU ayaa dhowr jeer gacan kagaystay waxbarashada Deegaanka iyo waliba bilicda magaalooyinka waawayn, iyagoo Qashin qaad sameeyay dhowr jeer.
Qorahay media
More Stories
Sawiro Dheeraad ah iyo Xuskii OYSU ee 12 oo maanta kismanyo ka dhacday
“NISA ayaa nagu soo weerartay garoonka muqdisho” . “Fahad kursiga markii laga …
Warka Habeen ee Shabelle Tv