Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 22, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shir muhiim ah oo ay yeesheen xubnaha degmada qabridahar Waxaan maanta shir mu…

Shir muhiim ah oo ay yeesheen xubnaha degmada qabridahar

Waxaan maanta shir muhiima yeeshay xubnaha magaalada qabridahar ee jwxo

Waxaa si waafiya warbixin xubnaha iyo taageerayaasha usoo jeediyey gudomiyaha Xafiska JWXO ee Gobalka qoraxay mudane maxamuud jigre

Sidoo kale waxaa khudbado dhaxalgal ka soo jeediyey qaybo kamid ah maamulka jwxo

Waxaan laysla qaatay in lasii labo jibaaro hawlaha shoqo ee uyaala ururka ONLF

Wuxuuna ku soo dhamaaday si farxad leh

Qorahay Media


May be an image of 5 people, people sitting, people standing, headscarf and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing, people sitting and outdoorsMay be an image of 1 person, standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoors


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .