
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka .
Midowga Musharaxiinta ayaa walaac weyn ka muujiyay
daahfurnaan la’aanta ka jirta doorashooyinka dalka ka soconaya iyo sida aaney raali uga noqon karin habka ay iminka wax u socdaan.Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxda Musharaxiinta uga warbixiyay dadaalkiisa joogtada ah ee la xariira xaqiijinta hufnaanta doorashada waxa uuna la wadaagay inuu faray Guddiyada doorashada in ay waajiboodkooda u gutaan si waafaqsan habraacyadii lagu hishiiyay ee doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha isaga oo tixgalinaya tabashooyinka la xiriira daahfurnaanta… More
More Stories
Sawiro Dheeraad ah iyo Xuskii OYSU ee 12 oo maanta kismanyo ka dhacday
“NISA ayaa nagu soo weerartay garoonka muqdisho” . “Fahad kursiga markii laga …
Warka Habeen ee Shabelle Tv