
Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa hadal kulul ka soo saaray khudbad uu jeediyay Boqor BuurMadow isagoo ka digey in loo sacabtumo Boqor Buurmadow oo haatan booqasho ku jooga caasimada dalka ee Muqdisho.
Qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook ayuu ku sheegay Cali Cabdi Wardheere in aan lagu jeesjeesi karin dhiigga dadka Soomaaliyeed iyo burburka hantidoodii oo uu ku tilmaamay hogaamiyihii hore ee Alshabaab Godane ka galay dalka.
Qoraalka uu soo dhigey bartiisa Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banadir Cali Yare ayuu ku bilaabay;
More Stories
Ninkii caruurta laayay oo Xog cusub laga helay
Maxkamad ridday go’aan xasaasi ah oo ka dhan ah Trump iyo caruurtiisa
Shir u furmay Madaxda Afrika oo looga hadlayo Xaaladda dalal ay ka mid tahay Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia