Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 24, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS Mudane Maxame…

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS Mudane Maxamed Yuusuf Xasan (Waliid) Iyo Agaasimaha Guud Mudane Fadal Cabdulaahi Mursal & Lataliyaha wasaarada waxbarashada Maxamed Mahdi ayaa Maanta ka qayb galay Shirka waxbarashada dalka oo ay qayb ka yihiin Wasaarada waxbarashada JFS, Wasiirada Waxbarashada Dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka Iyo Gobolka Banaadir kaas Oo looga hadlayo Hanaanka Waxbarashada Dalka gaar ahaan Qodobada kala ah

1. Manhajka Qaran ka
2. Imtixaanaadka Shahaadiga ah

Waxaaa lafilayaaa inay kasoo baxaan qodobo mihiim u ah Waxbarashada Dalka


May be an image of 8 people, people standing and indoorMay be an image of ‎6 people, people standing and ‎text that says "‎Wasaarada waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare والثقافة التربية وزارة Ministry Education,Culture Higher Education العالي والتعليم KULANKA DOWLADDA FEDERAALKA, WASAARADAHA WAXBARASHADA ee KA AH IYO GOBOLKA BANAADIR DOWLADAHA XUBNAHA GOVERNMENTAL MEETING FOR THE TRIES DUCATION OF AND BANA MEMBER, 2021 MED CANTOOBO ALISOCIAL AFFAIRS ADMINISTRATION ABDULAHI HASSAN ROBLE UE EDVCATION RUA ADDINASE டR แมม HNL todhe‎"‎‎May be an image of 7 people and people standingMay be an image of ‎6 people, people standing and ‎text that says "‎Wasaarada waxbarashada, Hiddaha Tacliinta Sare والثقافة التربية وزارة العالي والتعليم Msyf Education Culture Higher Education KULANKA WASAARADAHA WAXBARASHADA ee DOWLADDA FEDERAALKA, DOWLADAHA XUBNAHA KA AH IYO GOBOLKA BANAADIR PROVERNMENTAL MEETING FOR THE WASTRIES CATION OF AND BANA" רN 2021 WORANER CANTOOSO RIMa BERALSOCAL LEKTUG LESOLANI SBOOLE 一 14‎"‎‎


KGS News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .