
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa tababar mudo 2 maalin ah socday usoo xirtay 98 xubnood oo ka tirsan shaqaalaha Caafimaad ee Galmudug.
Shaqaalahaan oo la barayay talaalka iyo tirakoobka caruurta ka yar 5
sano iyo 1 sano oo ay wehliso ogaanshaha tirada Caruurta talaalan ee ku nool Degmada DhuusamarebAgaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Cabdiwali Maxamed Axmed oo tababarkaan soo xiray ayaa uga mahadceliyay macalimiintii dadaalka xoogan ku bixiyay mudadadii labada maalin aheed ee uu tababarku u socday shaqaalahaan,iyo dhamaan masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo had iyo jeer utaagnaa taabagelinta Tababarkaan, Agaasimaha ayaa sidoo kale umahadceliyey WHO oo… More
More Stories
Ciidamo cusub oo laga keenay Dalka #Nigeria oo kasoo dagay Muqdisho.
Wareysi Afhyeenka Ciidanka Xooga Dalka” Dalka Waxaa Ka bilowdey dagaal Toos ah o…
Sanad Guuradii 38 aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskii ururka ONLF ayaa laga Xusay …