Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 27, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey – Gool FM




(London) 29 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka dag Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulanka ugu weyn horyaalka Premier League todobaadkan ayaa caawa lagu ciyaari doonaa magaalada London marka ay foodda is daraan kooxaha kala ah Chelsea iyo Manchester United.

Blues oo ah hoggaamiyaasha horyaalka haatan ayaa booska ugu sarreeya kula jirta 29 dhibcood, waxaana ay wajaheysaa Man United oo maalmo dhib badan dhex maquurraneysa isla markaana kaalinta sagaalaad la fadhisa 17 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .