
28 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah.
Munaasabadda xarij jarka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Cadaaladda, Saraakiisha Ciidamada Asluubta iyo Booliska Puntland iyo martisharaf kale.
More Stories
Ninkii caruurta laayay oo Xog cusub laga helay
Maxkamad ridday go’aan xasaasi ah oo ka dhan ah Trump iyo caruurtiisa
Shir u furmay Madaxda Afrika oo looga hadlayo Xaaladda dalal ay ka mid tahay Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia