Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Maasha Allah! Waxaan hambalyeynayaa inay Dakadda #Garacad bilowday shaqadii la…

Maasha Allah!
Waxaan hambalyeynayaa inay Dakadda #Garacad bilowday shaqadii la naawilayay muddada iyadoo shixnaddii ugu horeysay ay maanta si nabad ah kusoo gaadhay. Deegaanka Soomaalida, gaar ahaan gobolka Doollo shacabkiisa ayaa la rajeynayaa inay ka faa’iideystaan adeegga dekeddan haddii Alle idmo.
Dhismaha Dekadda Garacad – Shirkadda Wadaagsan

Xigasho / C Fataax Sh Biixi


May be an image of 1 person and outdoorsMay be an image of ocean


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .