Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Maalin Farxadeed Waxaa dekadda Garacad si nabad leh ku soo xirtay markabkii ug…


Maalin Farxadeed ✊✊✊ Waxaa dekadda Garacad si nabad leh ku soo xirtay markabkii ugu horeeyo oo sida qalab Dhan 3 kun oo Tan oo dekaddu leedahay. Maanta waa maalin taariikh ah, ayna rumowday riyadii ahayd in Garacad ay Yeelato Dekad Aniga oo Goobjoog uu Ahaa Maalintan Taarikhiga ah . Waxa aan uu Mahadcelinaya Eebe Ka Sakow Cid Kasta oo ka Qeybqadaatay Dhabeynta Riyadan Oo Ay Ugu Horeyan Ganacsatadu iyo Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni Oo Doorkisu Mar Kasta Qadaanayey Dhiirigelinaya Mashruucan Isku-Tashi. Dhaawan Waxaa Si Rasmi ah Uga Hawlgeli Doona Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradaha kale ee ku shuquleh dekadda Garacad iyo Kastamka Tuurdibi Si Bulshada Loogu Adeego. #Guul
#Gacmo wadaajir ayey wax ku Goyan

May be an image of 3 people, people standing, suit and outdoorsMay be an image of 13 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of nature and oceanMay be an image of 2 people and body of water


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .