
Laba Ey ayuu 10 kun oo doolar ka soo bixiyey ..
DR -Cabdiqani cali Waran cade ayaa labo Ey ka soo gatay dalka Garneny Dr-Ka ayaa sheegay in uu midkiiba ku soo iibsaday 4000 kun oo doolar ayna u dhertahay
qarashaad kale oo tiribadan sida tikidka oo kaleWuxuu kaloo sheegay in labadan ay leeyihiin Basabooro somaliland ay ku joogaan visa balse mida kamid ah ayaa waxaa iga jiiray gaari
Ninkii jiirayna hada xabsiga ayuu kujiraa waa xukun suge Eygaan aan 4 kun ka soo bixiyey wuxuu la’yahay dhabarka dalkana wax waa looga qaban waayey .
10 kun oo Doolar lacag intaa la eg Ey maku soo iibsan laheyd ?
Aragtidaada
More Stories
Sawiro Dheeraad ah iyo Xuskii OYSU ee 12 oo maanta kismanyo ka dhacday
“NISA ayaa nagu soo weerartay garoonka muqdisho” . “Fahad kursiga markii laga …
Warka Habeen ee Shabelle Tv