Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 18, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Gudoomiyihii Hore Barlamaanka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) aya…

Gudoomiyihii Hore Barlamaanka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga Nambarkiisa uu yahay Hop 189 ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya wuxuuna Heley Codad dhan 63 cod

Halka musharaxii la tartamayey Xasan Cali Maxamed Uu heley Codad dhan 11

Wadarta guud Ergada waxay ahayd 74


May be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person, sitting and suitMay be an image of one or more people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and people standing


KGS News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .