
GARACAD:- Munaasabada Daah-furka Markabkii ugu horeeyay ee ku soo xirta. DakadabGARACAD oo ka tirsan Gobolka Mudug
Masuuliyiinta ka tirsan Dowladda Puntland iyo madaxda shirkada Wadaagsan ayaa ka qayb-galay
Markabkan ayaa shirkada Wadaagsan ee Dekadda Garacad u wada shixnad dhan 3 kun oo Tan oo qalab kala duwan ah.
Wasiirka ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan oo ka hadlay Daah-furka ayaa u mahad celiyay cid kasta oo ka qayb qaadatay dhismaha Dekadda Garacad.
Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradaha kale ee shaqo wadaaga ah ayaa dhawaan ka hawl geli doona dekadda Garacd iyo Kastamka Tuurdibi sida uu sheegay Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Bidhaan Media
More Stories
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Culumo udiinka Deegaanka God-dhurwa oo Ka q…
Shaman Mohamed Sugule oo u loolami doonto kursiga barlamanka hoose ee Habaswein …
Warka Saacadda