Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

6 Xubnood oo Gole Dhexe & Gudi Fulin ah oo ONLF ayaa Xabsi ku jira , oon ila…

6 Xubnood oo Gole Dhexe & Gudi Fulin ah oo ONLF ayaa Xabsi ku jira , oon ilaa Hada aan la garan haynin sabab loo xidhay & Cid ay u xidhan yihiin ,

Mudane Abwaan Khadar Colad
Mudane Sayid Khaliif saadiqi
Mudane Hassan Muhumed Qani ( Hassan Jwxo )

Waxay ku xidhan yihin magalada Dhagax Buur malintii 5aad

Mudane Husein Cumar Carafad
Mudane Sheekh Nadiir
Marwo Yusra Ahmed

Maanta ayaa magalada Jig jiga lagu Xidhay
Mana jirto 6 Xubnood oo Gudi Fulin ah & 4 Xubin oo Kadirka JWXO ah oo iyaguna Dhagax Buur ku xidhan ilaa Hada lama garan hayo saba b loo xidhay .

Fadlan Xubnahan Waa in Xoriyadodii la siiyo Lagana daayo Xaqdarada & daan daansiga lagu hayo Xubnaha Ururka .

Suuraj Faarax
Qorahay Media


May be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 1 person and sittingMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 2 people, beard and people sitting


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .