Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Sawirro:- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Amniga iyo Covid-19. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Garoowe-KNN-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedkaasi. 

Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaas.

Waxaa todobaadkan looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga, heerka COVID-19 ee Puntland, warbixinta Gobolada Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya.



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .