Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Qamarada Midoobay oo ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo colaada dalka Itoobiya. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Bogota-KNN-Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa ku dhawaaqay xabad joojin deg deg ah oo lagu joojinayo dagaalka ka soconaya dalka Itoobiya..

Mr Guterres oo booqasha ku jooga dalka Kolombiya ayaa waydiistay dowladda Itoobiya in iyada bilowdo xabad joojinta.

Xoghayaha guud ee QM ayaa sidoo kale sheegay in xabad joojinta ay fureeso wado laguwada hadlo taas oo xasilooni u hor seedi karta Itoobiya oo dhan.

Hadalka Xoghayaha guud ee QM ayaa imaanaya xilli dowladda Maraykanka ay ka digtay in awood milatari loo adeegsado xal u helida colaada ka taagan dalka Itoobiya.

Waxaana xukuumada uu hogaamiyo Abiy Ahmed ay ku doodeesaa in gacmo shisheeye ay ku lug leeyihiin dagaalka looga soo horjeedo.



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .