Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wafti JWXO oo ka qayb galay Caleemo saarka ,Suldanka Belwaynta Celi makahil, Wa…

Wafti JWXO oo ka qayb galay Caleemo saarka ,Suldanka Belwaynta Celi makahil,

Wafti Jabhada Wadaniga Xoraynta ogadenia ( JWXO ) oo uu Hogamin hayay Afhayenka ONLF ,Halgame ,Abdiqadir Shekh Hassan Bixi Hirmoge ( Cadani Hirmoge ) oo ka qayb Galay Caleemo Saaraka ,Suldaanka ,Beel waynta ,Celi Makahiil , Suldaan Fil Fil Daahir Siciid,

Caleemo saarkan ayaa ka dhacayay Degmada ,Dhanbal oo ka tirsan Gobolka Siti , waxaana Caleemo saarkan ka soo qayb galay madax kala duwan sida Madaxda Dhaqanka Deeganka oo uu Hor kacayo Garaadka Beesha Absame Garaad Kulmiye ,& Saladin kale ,sido kale Waxa ka soo qayb galay Masuliyin ka socotay , Deeganka oo wasiro leh ,

Afhayenka JWXO Eng Cadaani Hirmoge , ayaa Halkaa ka jeediyay Khudbad Miisan leh & Hambalyo & Dar daranba leh ,

ugu danbayntii Suladaan Fil.Fil Daahir Siciidd Ayaa Halkaa uu Garadka Besha Absame uu ku Caleemo Saaray .

Suuraj Faarax
Qorahay Media (2021)


May be an image of 1 person, indoor and text that says "d U"May be an image of 1 person, standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 3 people and people standing


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .